menu-bar All the categories

268,00 kr

Någon stjäl den ena diamanten efter den andra av guld­handlare Muhammed Karat. Det mesta pekar på att det är någon ur personalen – Siv Leander, Ture Modig eller Lollo Smitt. Polisen i den lilla staden Valleby har kört fast. Därför kontaktas de unga detektiverna Lasse och Maja.Qof ayaa mar kasta dheeman ka xada dukaanka dahabka ee Maxamed Karaat. Cidda mar kasta laga shakiyaa waa shaqaalaha kala ah, Siif Leyandar, Tuure Muudig ama Lollo Ismit.Booliska magaalada yar ee Fallebi ayaa arrintan waxba ka qaban kari waayay. Sidaas daraadeed, waxa lala xidhiidhay xafiiska dambibaadhista dhallinyarada ee LaaseMaaya.